MENU

Current Post
Category Archive

cccccccccccccccccccccccc

Invest in Your Marriage – Maalgasho Guurkaaga

27/04/2015 • Current PostComments (0)

Suomen Muslimiperheet ry -USRA, waxay bilaabaysaa koorso ” Maalgasho Guurkaaga”, oo socon doonta afar galbood maalmaha ke,to. 06-07.05.2015 iyo ke,to. 13-14.05.2015. klo. 16.30-20.00. isugayn 15 saacadood. Koorsadan waxaa loogu talagalay dhalinyarada dhawaan isguursatay ama ku talojirta inay isguursadaan. iyo weliba ciddii kale ee xiisaynaysa.

Read More
555

Invest In Your Marriage

27/04/2015 • Current PostComments (0)

This is a four days course that will help you prepare for a romantic marriage of a lifetime. Learn about the essential foundation for a stable relationship through meaningful modules and fun-filled activities just for you! Invest is interwoven with Islamic

ttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttttt

Seminar xal u helida caqabadaha dhallinyarada

27/03/2015 • Current PostComments (0)

Walaalaha sharafta badan ee daggan Helsinki iyo agagaarkeeda, waxaad nagala soo qayb-gashaan seminaar ku saabsan horumarinta qoysaska iyo sidii looga qayb-qaadan lahaa. Seminaarka waxaa inta badan diiradda lagu saaridoonaa wacyi-galin, fikrado is dhaafsasho

rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr

Guurka iyo Dhalinyarada Seminaarkii labaad

03/03/2015 • Current PostComments (0)

Assalamu aleikum. Bismillah. Waxaa dhalinyarada somaliyeed la idinku casuumayaa inaad ka soo qaybgashaan seminaarkii labaad ee ku saabsan da’yarta iyo guurka. Lana qabanayo su. 22.03.15. saacada 14.00 -21.00. Meeshuna waa Kaisaniemen ala-asteen