MENU

Seminar xal u helida caqabadaha dhallinyarada

27/03/2015 • Current Post

Walaalaha sharafta badan ee daggan Helsinki iyo agagaarkeeda, waxaad nagala soo qayb-gashaan seminaar ku saabsan horumarinta qoysaska iyo sidii looga qayb-qaadan lahaa.

Seminaarka waxaa inta badan diiradda lagu saaridoonaa wacyi-galin, fikrado is dhaafsasho iyo shaqo-wadareed ay ka qayb-qaadanayaan waalidiinta iyo dhammaan martida, waalidku waxuu helidoonaa fursad uu kuwaydiiyo su’aalo ku saabsan sharciga dalka Finland ee qoysaska iyo carruurahooda, qaabka loo xalinkaro caqabadaha ka jira qoysaska dhexdooda iyo macaamilka dhallinyarta aan qaangaarin balse ka koray ilmonimada.

Waxaa marti noogu ah seminaarka aqoonyahano ka kala socda, masaajidka Rabitada “tarabiyad diinta islaamka iyo qaabka ilmaha loola dhaqmi karo ka Islaam ahaan”. Jamacadda Helsiniki, “sharciyada qoysaka daggan Finland”. Jamacadda Tampere, cilminafsiga (psychologist) “qaabka loola macaamilo dhallinyarada, loona xalin karo qilaafka”.

Waqtiga La. 04.04.2015. klo 14.00-19.00.
Goobtu waa Kallahden Nuorisitalo ciwaanka
Pohjevedenkatu 5 Helsinki 98

Kusoo dhawaada gacmo furan walaalayaalSuomen Muslimiperheet ry järjestää seminaarin Monikulttuurinen

Suomen Muslimiperheet ry järjestää seminaarin Monikulttuurinen Lasten ja Nuorten tuki ja palvelut ry:n kanssa aiheesta perheidenjäsenten yhtenäisyytä ja hyvinvointia. Lasten ja nuorten päihteiden käytön ennaltaehkäisevät toimenpiteet ja vinkkiä murrosikäisen vanhemille.

Osallistujat: Pysykologi Saija kuittinen, väitöskirjan tekija oikeustieteellisestä Sanna Mustasaari, luennoitsija Abdirahman Hagi Mahmuud ja Islamin opettaja Mohamed Alisekä tulki Naimo Ali.

Seminaari on avoin somali kielen puhuville perheille

 

Seminaarin aika ja paikka

  1. 04.04.15. klo. 14.00-19.00

Kallahden nuorisotalo  Helsinki Vuosaaressa

Pohjavedenkatu 5, Hki 98

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

« »