Usra waxay idinku casuumayaa seminaarkii 17aad oo ka dhici doona masjidka Rabitada
Assalamu calaykum waraxmattullaahi wabarakaatuh.
Usra waxay idinku casuumayaa seminaarkii 17aad oo ka dhici doona masjidka Rabitada sabtida dambe la. 19.11.16. Klo. 14.30-19.30. Seminaatka oo kaga hadli doono srimo aad ugu muhiim ah qoysaska baahi aad ahna loo qabo.
Waxaa noogu marti ah dad aqoon uleh arimaha ay ka hadlayaan oo ka socda magaalada Helsinki.
Fadlan sii gaadhsii asxaabtaada kale. Qof kastaa ha keeno laba qof oo kale Ka soo qaybgal wanaagsan.
الدال على الخير كفاعله
« Seminaarka “Guurka iyo Dhalinyarada” Qeybta 1aad Suomen muslimiperheet ry järjestää seminaarin la. 19.11.16. Klo. 14.30-19.30 Rabitan moskeijassa Helskingissä »